Wakiilka Qaramada midoobey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya James Swan, ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay, waxaana ku soo dhaweeyay Madaxweyne Laftagareen, Shir ayaa iminka uga soconaya Baydhabo James Swan, iyo Laftagareen.

James Swan Safarka uu ku tegay Baydhabo waxuu ku soo aadayaa xilli Maanta Markale uu dib u dhac ku yimid Jadwalka Doorashada aqalka sare ee dhawaan ay ku dhawaaqeen Guddiga Doorashada ee Lagu Murusanyahay, waxaana Baydhabo Loo saadaalinayay inay Noqoto Magaalada ugu Horeysa ee Lagu qabto Doorashada Kuraasta Aqalka sare

Tagida Beesha Caalamka ayaa u muuqata in ay si toos ah u soo fara galisay arimaha Murugsan ee Doorashada

Lafta garaan ayaa hada wado dadaalo uu ku xalinaayo Qilaafka madaama ku fashilmay Qoor Qoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here