Beesha Caalamka oo u kala Dab qaadeyso Farmaajo iyo Dani iyo Ahmed Madoobe

0

Beesha Caalamka oo u kala Dab qaadeyso Farmaajo iyo Dani iyo Ahmed Madoobe

Wararkii ugu Danbeysay ee ka imanayo magalada Muqdisho ayaa sheegaya in aysan wali dhicin wax kulan Fool ka Fool ah iyadoona Labada Dhinac ku dhex jiraan Beesha Caalamka

Beesha Caalamka oo Kulama Hoosa la kala qaadatay ayaa hada u muuqata mid isku soo dhaweyneysa Labada Dhinac

Dani iyo Ahmed Madoobe ayaa u gudbiyey Beesha Caalamka cabashadooda iyagoon u sheegay in Farmaajo uu wado Bur burinta Maamulka Jubbland maalmul kalana ka kor dhisay sida Gobolka Gaddo

Labada Masuul ayaa ka dalbaday Beesha Caalamka in wax badan laga badalo Heshiiskii Dhuusamareeb 3 taa oo ku sheegeen in awooda maamul Goboleydka Heshiiskaasi Hoos u dhigayo

Wali macada Madaxweyne Farmaajo Goaanka uu qadan Doono waloow warka Beesha Caalamka masuul diidi karaa jirin

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here