Beesha Caalamka ayaa goordhaw soo saartay warbixino ay ku soo dhawaynayaan Shirka 15 bishan lagu baaqay ee ay dhinacyada qaar horay usoo jeediyeen inuu ka dhaco muqdisho.
Waxayna xuseen in goobta aysan ahayn marmarsiiyo balse ay tahay in lakulmo.

Beesha Caalamku waxay ugu baaqeen dhamaan dhinacyada siyaasada inay si dhaqsi leh heshiis ugaaraan, doorshadana in sida ugu dhaqsaha leh loo bilaabo, iyadoo la dhamaystirayo heshiiskii 17 Seb.

Waxay sodoo kale soo dhaweeyeen in #saamilayda siyaasada soomaaliada ay wadahadalkan qayb ku yeeshaan taaso hadii ay dhacdo dhabar jab siyaasadeed ku noqon doonta Madaxweynaha xilkiis dhamaaday ee Farmaajo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here