Kulan shalay lagu soo bandhigaayay cududa ciidamada macawisleyda Beesha Gaal-jecel ayaa waxaa ka hadlay Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle iyo saraakiil macawisleeyda Beeshaasi u dhalatay.

Mid ka mida Saraakiisha Macawisley eee  Beesha ayaa goobta ka sheegay inay diyaar u yihiin dagaalka lagula jiro Alshabab balse Dowlada looga baahan yahay caawimaad iyo in la fahmo istaraatiijiyada dagaalka.

Advertisement

Odeygaan wuxuu sheegay in Alshabaab ay ku xoogan yihiin Bakool iyo Baladweyne inta u dhexeysa loona bahan yahay marka hore in halkaasi laga xoreeyo Alshabaab sida uu warkiisa u dhigay.

“inta Alshabaab haystaan inta u dhexeya Baladweyne iyo Bakool si dhab ah looma xoreyn karo Galgaduud,Shdhexe iyo S.h.hoose” ayuu yiri sarkaalkaasi.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo u dhashay Beesha Gaaljecel ayaa isku soo abaabulay Ciidamada Macawisleyda ah ee beeshaasi u dhashay kuwaasoo goobta ka cadeeyay inay diyaar u yihiin dagaaka.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.

Previous articleDowladda Kenya Kenya oo marki ugu horeysa Dalka India u iib geysatay Afakaadhaha.
Next articleAabaha dhalay Wiilkii dhawaan naftiisa u haray Madaxda Galmudug oo shaaciyay in wiilashiisa kale uu ku biirinayo ciidamada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here