Biyo la’aan ba’an ayaa laga soo sheegaya deegaanka Kubin oo hoostaga ismaamulka Mandheera ee Waqooyi Bari Kenya.

Dadka reer guuraaga ah ee deegaankaas ayaa ka cabanaya biyo la’aan ay sheegeen in ay haysato muddo sanooyin ah hase ahaatee ay haatan ugu daran tahay kaddib markii ay barkadihii ay ka cabbi jireen ka burbureen waxa kaliya ee ay haystaan ay tahay biyo dadka aanu cabbi karin xoolaha mooyee.

Xareed Sheekh Cismaan Cabdullahi, waa mid kamid ah dadka deegaanka oo BBC-da la soo xiriiray. Wuxuu ka warramayaa waxa ay ka cabanayaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here