Booliska #ATMIS & Booliska Soomaaliyeed (#SPF) ayaa tababar socon doona muddo 4 maalmood uga furey 30 qof oo iskaa wax u qabso uga shaqeeyndoona badqabka bulshada, kaasi oo ka furmay xarunta Booliska Jubalaanta Hoose.
 Tababarka ayaa waxuu kobcin doonaa aqoonta iyo xirfadooda ku saabsan hawalaha bulshada ee diirada saaraya fiyoobida iyo badqabka bulshada deegaanka.
Mutadawaciinta ayaa laga soo kala xulay 6 deegan oo ka mid aha magaalada #Kismaayo oo ay shaandhey adag ku soo xuleen Booliska Soomaaliyeed (#SPF) iyo hogaamiyayaasha bulshada. #ATMISiyoqaybaheeda.

XIGASHO BOGGA ATMIS  FB

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here