Booliiska dalka Hindiya, ayaa diiwaan geliyay kiis, kaasoo aan dabiici ahayn, kadib markii Ey lagu faraxumeeyay Pune.

Dhowr bilood ka hor, dhacdo kufsi ah, ayaa ka dhacday Ghorpadi ah, oo ku taalla aagga kaynta Chandoli ee galbeedka Maharashtra ee dalka Hindiya.

Dhacdo kale oo xadgudub galmo ah oo xayaawaanka loo geystay, ayaa kasoo shaac baxday degmada Pune.

Waxaa sidoo kale la ogaaday in nin 65 jir ah oo reer Khed Taluka ah oo ka tirsan degmada Pune, inuu jir dil aan caadi ahayn u geystay Ey uu isagu xanaaneynayay. Kaddib markii dacwad laga gudbiyey arrintan, booliisku ayaa waxay xireen eedaysanaha.

Waa maxay dhab ahaan kiiskani?

Waxaa jirta tuulo lagu magacaabo Takalkarwadi oo ku taalla Khed Taluka, taasoo katirsan degmada Pune. Nin 28 jir ah oo lagu magacaabo, Prateek Takalkar, ayaa dacwad u gudbiyay saldhiga booliiska.

Sida ku qorneyd cabashada uu ka gudbiyey ninkan, eedaysane Bhivasen Takalkar, ayaa guriga wuxuu ku hayay Ey dhadig ah.

Eedeysanaha ayaa galiya gudaha guriga Eeyga, albaabka ayuu xiri jiray, isagoo soo fasaxi jiray in muddo ah ka dib.

Intaa ka dib Pratik, ayaa waxa uu bilaabay inuu isha ku hayo eedaysanaha. Markii uu mar kale ogaaday in wax aan caadi ahayn socdaan, ayaa Pratik, wuxuu eegay albaabka gudaha guriga, isagoo arkay in eedaysanuhu uu u galmoonayey Eyga.

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here