GURICEEL (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Booliiska Magaaalada Guri-ceel ee Gobolka Gal-gaduud ayaa la soo sheegayaa inay gacanta ku dhigeen askari Booliis ah oo rasaas ku dhaawacay qof shacab ah.

laamaha amniga wali ma cadeyn ujeedka askarigaasi dhibaatada u gaystay..

Advertisement

Askarigaan oo hada xiran ayaa sidoo kale loo heystaa iska hor imaad ama iska caabin uu kala hor yimid ciidamada amaanka markii la soo qabanaayay.

Sida uu cadeeyay Taliyaha Ciidanka BooliiskaSaldhiga  Degmada Guriceel  ee gobolka Galgaduud Gaashaanle Galad Muxumed Qeyliye eedeysanahasn ayaa  Rasaas  ku furey ciidamadii soo qabanayay inkastoo aan la soo warin wax dhibaato ah oo ka dhashay rasaasta uu ku furey .

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleHowlgal Ciidamada Xooggu ka fuliyeen Koonfurta Gobolka Mudug
Next articleMaxkamada Racfaanka oo soo gabagabeysay dacwad loo heysto masuliyiin Dowladeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here