HomeWarkiiBooliiska Kenya oo saaka wadooyinka xirtay iyo cabsida banaan-bixii weynaa oo wali...

Booliiska Kenya oo saaka wadooyinka xirtay iyo cabsida banaan-bixii weynaa oo wali taagan

May be an image of 9 people, ambulance, street, road and textCiidamada Booliiska Kenya ayaa saaka xirey inta badan wadooyinka Magaalooyinka Nairobi iyo Mombasa xili saaka laga cabsi qabo banaan-bax weyn oo rabshada wata,Booliiska ayaa isku dayaya inay ka hortagaan isu soo baxayaasha ay gadaal k rixayaan mucaaradka Kenya.

Sida sawirada aad ka arki karto booliisku ma ogola wax dhaq dhaqaaq waxayna xireen laamiyada waa weyn ee Nairobi iyo Mombasa oo ah labada magaalo ee banaanbaxyada ugu weyn ay ka dhacaan.

Wararka ugu dambeeya ee aan heleyno ayaa sheegaya in saacada oo hada ah 11-kii oo 10 harsan in laamiyada qaar ay ka bilowdeen in dab la qabadsiiyo iyadoo la isku shidato taayar iyo qashin kale,sidoo kale dhagxan badan ayaa laamiyada qaar taal inkastoo wali isu soo baxayaasha xoogooda aysan soo bilaabin rabshadihii lagu yaqaanay.

Ciidamo Milateri ah oo aan badneyn ayaa saaka lagu soo xoojiyay ciidamada la doonayo inay xakameeyeen banaan-baxayaasha.

laamiyada waxaa hada aad uga muuqda booliiska oo kaliya xili roob yarna uu saaka da’ayo,daqiiqad kastana xaalku wuu is badeli karaa.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 
DAYNIILE.COMMay be an image of 10 people, street and textMay be an image of 4 people, street and text that says "ASA ASAMAL MAL"May be an image of 2 people, road and streetMay be an image of 1 person, service vehicle, timber yard and text

May be an image of 9 people and text that says "MONDAY, MONDAY,7THJULY2025 7T JULY 2025 NEWS ALERT Major disruptions in Nairobi after police barricade all major roads in anticipation of Saba Saba protests. www.citizen.digital Citizen Digital"May be an image of 3 peopleMay be an image of 9 people and text that says "ATM Saldol Amputers Laptops cessonies 21 STALL ATMLehty 不ー Lobby JESUSCELEBRATIONCENTE PRAYER WONDER က ALTAR JCC JESUS ALFBRATIONCENTER CELEBRAT SISCILEBRATIONCENTER WOND WONDER TIONCENTER PRAYER WORSMIP TEL:0752878454"

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -