MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Dowlada ayaa gacanta ku soo dhigay haweney gubtay Ninkeeda shalay kadibna baxsatay.

Ciidanka Boliiska  Saldhigga Degmada  Yaaqshiid ayaa soo qabtay haweeneyda eedèyeyaanaha ah.oo saacadihiii ugu danbeeyay la baadi goobaayay.

Advertisement

Falkaan ayaa qeyb ka ah falal isku wads  eg oo sanadkaan  cusub ka shacay Muqdisho  iyo gobolka shabeelaha hoose kuwaasoo ay isku dilayaam intooda badan dad isku qoys ah sida laba is dhashay,laba isu dhaxday iyo wiil iyo macalinkiisa.

Si kastaba Haweeneydaan la soo qabtay oo magaceeda lagu sheegay Muno Awsame Xuseen oo 21 jir ah waxay Booliisku xuseen in  Maxakamadd la hor geyn doono.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleDowlada oo Muqdisho ka daahfurtay Barnaamij shaqo abuur ah
Next articleAmniga Madaxweyne Xasan oo qal qal lagu geliyay Adis-ababa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here