HomeWarkiiBooliiska oo soo xirey dad sameeyay muuqaalo been abuur ah oo sumcada...

Booliiska oo soo xirey dad sameeyay muuqaalo been abuur ah oo sumcada ciidamada lagu dilayo

Hay,addaha amaanka Gobalka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay shan (5) eedeysane oo ku lug lahaa muuqaal lagu faafiyay baraha bulshada, kaasi oo si been abuur ah u muujinayay askari dharcad ah oo dhacaya qof jalaato wareejinaya
Baaritaanno degdeg ah oo ay sameeyeen ciidanka booliiska ayaa lagu xaqiijiyay in muuqaalku ahaa jiliin si ula kac ah loo sameeyay, ujeeddadiisuna ahayd sumcad-dil iyo marin habaabin ka dhan ah hay’adaha amniga. Shanta (5) eedeysane ayaa hadda ku jira gacanta booliiska, waxaana si degdeg ah loo horgeyn doonaa maxkamadda awoodda u leh.
Booliisku wuxuu uga digayaa shacabka faafinta warar aan la hubin, si looga hortago dacaayado wax u dhimaya amniga iyo kalsoonida shacabka.
Cid kasta oo lagu helo abuurka, duubista ama faafinta muuqaallo noocan ah, waxaa laga qaadi doonaa tallaabo sharci ah.
DHAMMAADMay be an image of 3 people and textMay be an image of 1 person and text that says "ISKA DI MA DWL V AG Ninka keenay biskoolada lagu jilay muuqalka Taliska Guud ee Boliiska Gobalka Banaadir Eedeysane Saabir Maxamed Cali ku eedeysan sumcad dil ciidan 0"May be an image of 1 person and text that says "DOLISKA HOWL SHARCI ILAA EGMA DAAG υ ILAALIY Muuqaal Duubaha Taliska qeybta Guud ee Boliiska Gobalka Banaadir Eedeysane Maxamed C/llahi Maxamuud ku eedeysan sumcad dil ciidan 스라. ΕΛΑΕΙΣΛΝΙ3"May be an image of 1 person and text that says "EGM JA/ leh Biskoolada LISKA OWL ARCI ILA Askariga Taliska qeybta Guud ee Boliiska Gobalka Banaadir Eedeysane Nuur Maxamed Cusman ku eedeysan sumcad dil ciidan PAIZAENAGE"
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -