MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Sida goor dhaw lagu baahiyay Warbaahinta Qaranka  Booliiska ayaa ka hadkay qarax weyn oo goor dhaw laga magaalada Muqdisho.

Ciidanka ammaanka ayaa shaaciyay inay  burburiyeen waxyaabo qarxa oo Alshabaab dhigeen meel u dhow kaalin shidaal oo ku taala Suuqa degmada Xamar weyne.

Advertisement

Saraakiisha Ciidamada Booliiska  ayaa xireem dhamaan wadooyinka soo gala goobta ay qaraxa ku bur burinayeen  si aysan wax-yeelo uga soo gaarin dadka shacabka ah.

Wadada ayaa dib loo furey markii howsha ay u soo dhamaatay Ciidamada mana jirto wax dhibaato ah oo ka dhashay burburinta qaraxaasi.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleKhasaare Dhimasho badan oo ka dhashay Dagaalkii Saaka ka dhacay duleedka Laas-caanood
Next articleRa’iisulwasaare Xamze oo Maanta qaabilay Danjiraha Dowladda UK

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here