HomeWarkiiBooliiska Somalia oo Muqdisho ku qabtay nin ka ganacsanayay maandooriyaha nooca...

Booliiska Somalia oo Muqdisho ku qabtay nin ka ganacsanayay maandooriyaha nooca xashiishka ah+SAWIRRO

Muqdisho, 26 Oktoobar 2025: Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Saldhigga Degmada Hodan, ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane si qarsoodi ah uga ganacsanayay maandooriyaha nooca xashiishka ah, kaas oo lagu qabtay 11 kiilo oo xashiish ah.

Eedeysanaha ayaa ku jira gacanta Booliska, baaris hordhac ahna waa lagu wadaa, waxaana loo gudbin doonaa maxkamadda ku shaqada leh.

Ciidanka Booliska wuxuu uga digayaa bulshada ka ganacsiga iyo isticmaalka maandooriyaha, cid kasta oo lagu helo waxaa laga qaadi doonaa tallaabo sharciga waafaqsan.

DHAMMAADNo photo description available.May be an image of ‎one or more people and ‎text that says "‎CULDEL ΘΥΝΛ CONOLA ሎማ 福 هعاد 中味1円 BTA K UD EEBOLISKA EE BOLIISKA GOBOLKA BAN ਘ6 LICEFORI REGION BANADIR DEPARTHENT EEDAYSANE C/Raxiin Cabdullaahi Yuusuf: Ku Eedeysan Isticmaalka Iyo Ka Ganacsiga Maandooriyaha. BANADIR@POLICE.GOV.SO‎"‎‎

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -