Booliska dalka Zambia ayaa baaraya Meydadka 27 qof oo laga helay meel waddo oo waqooyi ka xigta caasimadda Zambia ee Lusaka. Dadkaan ayaa la rumeysan yahay inay ahaayeen tahriibayaal Itoobiyaan ah oo doonayay inay gaaraan dalka Koonfur Afrika.

Booliska ayaa sheegay in hal qof oo kali ah ay heleen islamarkana inta kale ay meyd ahaayeen. Zambia waxa ay marin u tahay muhaajiriinta u sii socda dalka koonfur Afrika, waxaana bishii Oktoobar laga helay dalka Malawi maydadka 25 qof oo Itoobiyaan ah.

Maxamuud Maxamed Hiiraan guddoomiyah jaalliyada Soomaalida ee Zambia ayaa BBC u warramay.

 

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here