HomeWarkiiBooliska Kenya oo qabtay dilaa hubeysan oo mudo ay raadinayeen

Booliska Kenya oo qabtay dilaa hubeysan oo mudo ay raadinayeen

NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Booliiska Dalka Kenya gaar ahaan kuwa Magaalada caasimada ee Nairoobi ayaa  saaka gacanta ku dhigay nin dilaa hubeysan oo burcadna ah kaasoo Booliisku mudo raadinayeen sida ay shaaciyeen.

Dilaaga waxaa saaaka lagu qabtay xaafada islii ee magaalada Nairobi xilinuu watay Moto iyo bistoolad xili uu marayay waddada Galole.

Dilaaga oo magacaabo lagu sheegay Kim ayay Booliisku sheegeen inuu yahay dilaa halistiisa wata kaasoo mudadaba ay baadi goobayeen.

Booliiiska oo garab ka helaya kuwa sirdoonka ayaa inta badan waxay bartilmaameedsadaan burcada nuucaan oo kale ah kuwaasoo liiska ugu jira sirdoonk iyo booliiska intaba.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMay be an image of text that says "CRIME BRANCH H KMGT KMGT 530S"

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -