Booliska Lubnaan ayaa xaqiijiyay in 9 askartoodi ay ku dhawacmeen rabshado ka socda degaanka Saraaya ee Magaalada Tripoli ee Dalka Lubnaan.

Saraakisha Booliska ayaa shaaca ka qaaday in dad badan oo isku soo baxay ay isku dayeen inay jiiraan goobaha difaaca ay kaga jireen Booliska Rabshadaha ka hortaga.

Laanqeerta cas waxa ay sheegtay in 27 qof oo dhaawac ay qaaday kadib markii ay kudhawacmeen Rabshadaha maalintii 3aad ka socda Lubnaan ee looga soo horjeedo bandowga Covid 19 lagu xakameenayo iyo maciishadii oo cirka isku si shareertay

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here