Dadweynaha magaalada Minneapolis ayaa codbixintii Talaadada u codeeyay in Waaxda Booliiska ee Minneapolis (MPD) aan la kala dirin, waxa ayna meesha ka saareen aragtidii ahayd in Waaxda MPD lagu badalo waax loogu yeeray β€œWaaxda Amniga Dadweynaha” (Derpartment of Public Safety).

Ololaha ka dhanka ah booliiska ayaa soo billowday kadib dilkii George Floyd oo ahaa nin madoow oo uu dilay askari ka tirsanaa ciidanka booliiska ee magaalada Minneapolis.

Natiijada doorashada ee garabka siisay sii jiritaanka Booliiska Minneapolis, ayaa dadku waxa ay is waydiinayaan waxa ay ka badelayso aminga magaalada oo beryihii danbe aad u soo xumanaayay.

 

Office Nairobi kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here