Xitaa lug ayaa la diiday waxaana shacabka loogu baaqay in ay hadda sii adeegtaan.

Isniinta 6:00 aroornimo ka soke wadooyinka lama furidoono sida ay Boolisku shegeen.

Xaladdaha Emergeyncyg ama deg-dega ee dadka la soo darista waxa ay wicidoonaan nambarka 991.

Halkaan ka dhageysa ama ka daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here