Wararka ka imaanaya garoonka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saakay mar kale Boqolaal ka tirsan Ciidamada Haramcad iyo Gor gor loo duuliyay magaalada dhuusamareeb ee Xarunta maamulka Galmudug .

Ciidamadan oo ku huberysan ayaa lagu wadaa in ay ka Qeyb galaan mar kale dagaalka saakay ka socda magaalada Guriceel oo Ciidamada Dowlada aysan wali u suurto galin gacan ku hayn buuxda oo ay la waregaan magaalada Guriceel.

Sidoo kale Ciidamada Gurmadka ah ee saakay ku sii jeeda magaalada Guriceel ayaa waxay cadayn u tahay in markale maamulka galmudug ee Qoor Qoor in uu ku guul dareestay in Ciidamada Galmudug ee ka soo jeeda Deegaanadaas uu siiyo tababar si ay ugu babac dhigaanΒ  wax kasta oo Yimaada.

 

Office Nairobi Kenya

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here