BREAKING NEWS: Ethiopia.

Dagaalo xoogan ayaa maanta ka dhacay Degaanka Tigray’ Dagaaladas oo udhaxeeya jabhada TPLF iyo Milatariga Ethiopia’ waxaana laso Warinayaa inuu khasaare baaxad leh ka dhashay Dagaladas.

Dagaalada ayaa ka dhacay meelo lagu magacaabo’ semema, idaga barhe, temben, (AFP) ayaana sheegtay inaa milatariga Ethiopia hareeraha Magaalada Temben’ loga dilay 200 oo askari’ gaadid badana oo ciidana laga gubay.

Dhanka kale ciidanka Eritrea iyo TPLF ayaa dagaal maanta ku dhax maray meel aan ka fogayn’ Semema’ ilo Wareedyo Lagu kalsoon yahay ayaa sheegay inuu halkaas Dagaal culus ka dhashay’ labada dhinacna khasaare baaxad leh soo gaadhay.

Wararka laga helayo Degankaas ayaa aad u adag madaama khadku inta badan ka go’an yahay’ Warbaahinta caalamiga ah ‘ayaa soo Tabinaysa Dagaalada ka socda agaas……….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here