HomeCiyaarahaMan United oo magacawday tababareheeda cusub

Man United oo magacawday tababareheeda cusub

XIGASHO KOOXDA.COMMay be an image of American football and football

Michael Carrick ayaa sii ahaan doona tababaraha rasmiga ah ee Manchester United, arrintaasna waa la xaqiijiyay.

Go’aankan ayaa si cad u muuqday toddobaadyadii lasoo dhaafay, waxaana sidoo kale ansixiyay Sir Jim Ratcliffe.

Qandaraas cusub ayaa dhawaan la saxiixi doonaa, waxaana la filayaa inuu noqdo labo sano oo lagu dari karo hal sano oo dheeraad ah, ama si toos ah saddex sano.

Wax shaki ah kama jiro arrintaas, maadaama Carrick uu ogolaaday heshiiska isla markaana uu saxiixi doono qandaraaska cusub.

Carrick ayaa ku mutaystay in loo doorto tababaraha cusub ee Man United kadib shaqo fiican oo uu ka qabtay kooxda.

Carrick Ayaa Man United ka caawiyay in ay u soo baxdo tartanka champions League xilli ciyaareedka dambe.

XIGASHO KOOXDA.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -