Bulshada rayidka ee Soomaaliya ayaa ku ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka soo cusboonaaday Muqdisho.

Shir saddex maalin uga socday halkaas ayay ka soo saareen war murtiyeed ay uga hadlayeen xaaladda siyaasadeed ee dalka.

Faysal Axmed Warsame waxa uu kamid yahay hogaamiyayaasha bulshada rayidka ee maanta baaqa soo saaray ayaa BBc-da uga waramay qodobadii ugu muhiimsanaa bayaanka ay soo saareen.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here