Markab lagu afduubtay xeebaha Somalia Sida ay saxaafada u sheegeen taliska ciidamada Midowga yurub ee ka howlgala bad-weynta Hindiya waxaa la af-duubtay markab laga leeyahay Dalka Malta.

Kooxo hurcad badeed Soomaaliyed ah ayay ku eedeeyeen inay affuhbteen markabkaasi sitay Calanka Malta.

Advertisement

Midowga Yurub waxay sheegeen in Markab dagaal oo laga leeyahay Dalka Spain uu ku raad joogo burcad Badeeda Soomaalida si uu uga soo dhigo markabka ay afduubteen.

Lama faahfaain waxa uu siday markabkaasi ay qabsadeen burcad badeeda.

Markab-ka la afduubteen oo magaciisa lagu sheegsy Ruen ayaa maraayay xiliga la qabsanaayay meel qiyaastii 500 mayl bari kaga beegan Jasiiradda Socotra ee oo masaafo ahaan ku dhaw Soomaaliya.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleWararka ugu danbeeya Duhurnimadaan duqeymaha Yuhuudu ku heyso Gaza
Next articleCiidamada Dowlaada oo weerar ku qaaday fariisimo Alshabaab ku leeyihiin Buuraha Yackoos.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here