Muqdisho, 25 Oktoobar 2025: Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Saldhigga Degmada Dayniile ayaa gacanta ku soo dhigay labo eedeysane oo dhac ka geysan jiray xaafado ka tirsan degmada Dayniile.
Eedeysanayaasha ayaa ku jira gacanta Booliska, waxaana loo gudbin doonaa maxkamadda awoodda u leh.
DHAMMAAD.
