HomeWarkiiBurcada Badeeda Soomaalida iyo Dowlada Iiraan maxaa ka dhexeeya

Burcada Badeeda Soomaalida iyo Dowlada Iiraan maxaa ka dhexeeya

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wara ka soo baxay Saraaliisha hogaamisa Ciidamada Midowga Yurub ee ka howlgala Badda Cas gaar ahaan Badda Somalia ayaa warbaahinta u sheegay in kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida inay wali awood u leeyihiin inay afduuban karaan maraakiibta.

Midowga Yurub waxay sababeeyeen arintaan in burcad badeeda Soomaalidu heystaan dooman dheereeya kuwaasoo ay ka helaan Dowlada Iiiraan.

Warka saraakiisha Midowga Yurub ayaa yimid kadib markii maanta ay burcad badeedu iskood uga carareen oo ka degeen Markab Malta laga yeehay oo ay shalay ka soo afduubteen Xeebaha Degmada Eyl ee dhulka Maamulka Puntland-Somalia.

Markab Dagaal oo Midowga Yurub u direen kooxahaasi ayaa loo maleynayaa markii ay hurcadu ka war heshay inay sidaas uga carareen markabkii u afduubnaa waliba iyadoo ay nabad qabaan  shaqaalihii markabka saarnaa.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -