Buuga uu Qoray Madaxweyne Farmaajo maxoow ka Yiri Beelaha Hawiye

0

Muxuu Farmaajo ku qoray buugiisii Cilmibaarista ee masterka ? Waa sidee wadaniyadiisa ? Intee le’eg tahay cuqdada qabyaalada iyo naceebka Hawiye ee ka buuxa qalbigiisa ? Muxuu ka aaminsan yahay halgamayaashii calanka noo keenay? Muxuu ka yiri madaxweynaashii soomaaliyeed ee dimoqraadiga ah aadan cade iyo Cabdirashiid Cali sharmaake? Fadlan akhri buugaan si aad u baratid shasqiyada lagu aaminay qaranimadii iyo heybadii qaranka ? Fadlan akhri bogga 25, 48, 49 iyo 50? Nasiib daro hadaan soomaali nahay wax ma akhrino waxna ma qorno taas ayaa keeneysa in qashin walba lagu aamino qaranimada dalkeena Hooyo aawey maahmaahdii soomaaliyeed ninkaad kabo ka tolaneysid kabahiisa ayaa la fiiriyaa ? Bal akhristoow adiga iyo buugaan aan idiin kale baxo kadibna aragtidaada noo soo gudbi si aan dadweynaha soomaaliyeed ugu soo bandhigno.
Mahadsanidiin

Halkaan hoose Liingiska ka aqriso

https://cpb-us-w2.wpmucdn.com/u.osu.edu/dist/5/1926/files/2018/06/US_STRATEGIC_INTEREST_IN_SOMALIA-22fbj8j.pdf

Mareegta wararka ee dayniile news

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here