MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Siyaasiga caanka ah Xildhibaan C/raxmaan Cabdi-Shukuur Warsame ayaa shalay mar uu ka hadlaayay Baarlamaanka wuxuu ka hadlay dhowr qodob sida arinta dhul boobka Itoobiya iyo siyaasada Madaxweyne Xasan sheekh uu si weyn u weeraray.

Xildhibaanada ayuu uga digay inay meel mariyaan dhameystirka  Dastuurka, wax  uu ku sheegay si qasab ah.

Advertisement

Wuxuu soo hadal qaabkii hore  loogu meel mariyay baarlamaanka Xeerka wax ka badalka Dastuurka isagoo ku timaam qaab aan raali laga ahayn.

Mar uu ka hadlayay arinta Itoojiya ayuu sheegay in Abiy Axmad Cali uu doonayo in uu Itoobiya ku mideeyo himilo ay muddo ku taamayeen oo ah in uu dhiciyo bad Soomaaliyeed.

“Waa haboonaan lahayd in aan innaguna iska caabinta damacaa gurracan kaga faa’iidaysano himilo aan sanado badan baadigoob ugu jirnay ee ah Soomaali mid ah oo wadajirta”ayuu yiri Xildhibaan C/raxmaan Cabdi-shukuur.

Previous articleXasan Sheekh ” Itoobiya kaliya waxaan wada hadli karnaa markay ka tanaasusho damaceeda dhul boobka”
Next articleGacan ku dhiiglaha oo goor dhaw lagu wado in Xamar laga soo dejiyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here