HomeWarkiiC/Raxmaan C/Shukuur "Madaxweyne Xasan si nabad ah ayaan ku saareynaa waliba...

C/Raxmaan C/Shukuur “Madaxweyne Xasan si nabad ah ayaan ku saareynaa waliba waxaan adeegsaneynaa …..”

Siyaasiga C/Raxmaan C/Shukuur Warsame oo ka tirsan Mucaaradka ayaa daboolka ka qaaday in Mucaaradku Madaxweyne Xasan xukunka kaga tuurayaan si nabad ah walibana ay adeegsan doonaan firings.

“Ma ahan in aan u habrano oo aqbalno dulleysiga ee waa in aan iska diidna dulmiga, kelitalisnimada, eexda iyo qaraaba-kiilka, boobka iyo barakicinta, iyo kutagrifalka awoodda,”ayuu yiri Xildhibaan C/Raxmaan C/Shukuur Warsame

Hadalka Siyaasigaan oo dhameystiran ka daawo muuqaalkaan:-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -