Siyaasiga caanka ah ee C/raxmaan C/shukuur oo ka hadlaayay xaflad lagu soo dhaweynaayay guusha ay gaarya Naadiya Maxamed oo dhawaan loo doortay Mayarka Minesotta ayaa amaan kala dul dhacay.
”Naadiya guusha ay gaartay waa mid weyn waxayna tusaale u tahay Gabdhaha Soomaaliyeed”a
Advertisement