HomeWarkiiC/raxmaan C/Shukuur oo cara badan ka muujiyay su'aal lagu weydiiyay Shirka ururrada...

C/raxmaan C/Shukuur oo cara badan ka muujiyay su’aal lagu weydiiyay Shirka ururrada bulshada rayidka ee Muqdisho

May be an image of one or more people and textMUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Siyaasiga C/raxmaan C/Shukuur Warsame ayaa cara badan ka muujiyay su’aal lagu weydiiyay Shirka ururrada bulshada rayidka ee Maanta Muqdisho ka bilowday islamarkana socon doona ilaa Talaadada soo socota oo bishu noqoneyso 5-ta May.
Shirkaana oo u dhexeeyay bulshada rayidka,qurba joogta, Dowlada iyo mucaaradka waxaa Mucaaradka ku matalayay C/raxamaan C/shukuur iyo C/raxmaan Ceynte, C/raxamaan C/shukuur  wali lama arag sida uu uga carooday su’aasha la weydiiyay oo ahayd kiiska dilkii Ikraan Tahliil xaguu ku danbeyay.
C/raxmaan C/Shukuur ayaa jawaabtii laga sugayay isagoo aad u careysay wuxuu marar badan ku celceliyay weydii Xasan Sheekh isaga ku kaanbayn gareyn jirey xiliguu mucaaradka ahaa ,weydii hada isagaa Dowlada Madaxweyne ka ah, isaga weydii … isaga weydii……
Hadaba halkaan ka daawo muuqaalka C/raxmaan oo aan ka soo xiganay Dalsan TV:-
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -