HomeWarkiiC/raxmaan C/shukuur oo sheegay in go'aanka Dowlada ee Beesha Caalamka lagu eryay...

C/raxmaan C/shukuur oo sheegay in go’aanka Dowlada ee Beesha Caalamka lagu eryay uu ka yimid Turkiga

Xildhibaan C/raxman C/shukuur Warsame oo ka mida siyaasiyiinta mucaaradka ayaa qoraal uu soo dhigay baraha bulshada wuxuu ku sheegay in go’aana Dowlada ee eryida beesha caalamka ay tahay mid ka timid dhanka Dowlada Turkiga.

Qoraalka Xildhibaanka oo sarbeeb u badan ayaa u qornaa sidan:-

Saaxibkeey ayaa i weydiiyay, Warqada iyo markabka talo hal meel ka timid miyaa? oo ma halkii uu Garaad Wiilwaal ka lahaabaa
“Saca Naasa Adag iyo Weedha Maxaa Kulmiyey”
Anigoo weli u jawaabin ayuu yiri “
Madaxweynuhu wuxuu ilowsanyahay in kaarkaan wadaniyada nin hortiis xoqday, Markab fuulkana ay tahay kaarto uu shacabka dhowr kal oo hore ku soo maray.
Waxaan ku iri aniguba waxaan is waydiinayey, halkuu ku danbeeyay hal-kudhiggii ahaa
“Soomaali heshiis ah, dunidana heshiis la ah?”
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -