HomeWarkiiC/raxmaan C/shukuur oo xarunta Baarlamanaka ku tilmaamay meel u xiran Gud.Aadan Madoobe

C/raxmaan C/shukuur oo xarunta Baarlamanaka ku tilmaamay meel u xiran Gud.Aadan Madoobe

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Siyaasi Xldhibaan C/raxmaan C/shukuur Warsame ayaa wax laga weydiiyay sababta uu u xaadiri la’yahay xarunta baarlamaanka oo kulamadii ugu danbeeyay magaciisa loo yeerinayay inuu maqan yahay , wuxuu sheegay in Xarunta Baarlamaanka ay tahay xarun u xiran Gudoomiyaha Baarlamaanka Aadan Madoobe .

“Baarlamaanka waa meel u xiran Odeygaasi wuxuu doonana ka ansaxsada mana noo qalanto inaan tagno dad waa weyn ayaa nahay” ayuu yiri C/raxmaan C/shukuur oo la hadlayay Dalsan TV

Wariyaha ayaa markaas kadib weydiiyay C/raxmaan C/shukuur haduusan ku qanacsanen maa is casishid oo reerka u baneysay si ay shaqsi kale u keensadaan balse wuxuu ku gaabsaday in go’aankaasi uu yahay mid isaga u taal sida inuu is casilaayo iyo sii joogayo.

Siyaasigaan oo mucaarad ku ah siyaasada Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa marar badan ka hadlay arinta baarlamaanka isagoona mar kasta ku celceliya in Madaxtooyada laga maamulo Gudoonka Baarlanaanka .

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -