HomeWarkiiC/Raxmaan C/Shukuur "Qof siyaasi ah ma qiimeyn karo habdhaqanka Xasan Sheekh. Waxaa...

C/Raxmaan C/Shukuur “Qof siyaasi ah ma qiimeyn karo habdhaqanka Xasan Sheekh. Waxaa qiimeyn kara qof yaqaana ……..

Siyaasiga Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur Warsame kana mid ah madaxda Mucaaradka ayaa gabi ahaanba meesha  ka saaray inuu jiro siyaasi qiimeyn kara habdhaqanka Madaxweyne Xasan Sheekh.

“Qof siyaasi ah ma qiimeyn karo habdhaqanka Xasan Sheekh. Waxaa qiimeyn kara qof yaqaana cilmu-nafsiga la xariira xasiloonida maskaxeed ee qofka bani’aadamka ah” ayuu yiri C/raxmaan C/shukuur

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -