Ergeyga arrimaha Beni-aadannimada ugu qaabilsan Madaxweyne Xasan Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo mas’uuliyiin kale ayaa gaaray deegaanka Bulacle ee gobolka Galguduud.

Xildhibaanka ayaa galabta  booqday  deegaankaasi oo ay ku sugan yihiin Ciidamada deegaanka isagoona hadalo guubaabo u jeediyay marka loo fiirsho dagaalka ay kula jiraan Alshabaab.

Advertisement

C/raxmaan wuxuu xusay inaan nabad iyo hurumar midna la heleyn ilaa iyo inta dalka guud ahaan laga saarayo Dagaalyahanada Alshabaab sida uu warka u dhigay.

” Shidaalka iyo Kheyraadka dhex-ceegaaga Galmudug waxay naga xigtaa inaan Alshabaab iska saarno”ayuu yiri C/raxmaan C/shukuur Warsame.

Sidoo kale C/raxmaan C/shukuur wuxuu Ciidamada ku adkeeyay inay niyada ku qabsadaan marka ay dagaalka ku jiraan inay fulinayaan sunadii Rasuulka NNKH ee ahayd Khawaarijta dila.

“sida uu Nabigeena Muxamed NNKH noo sheegay Khawaarijta hadey ku dilaana hadaad dishaba waxaad ku heleysaa jano “ayuu yiri C/raxmaan C/shukuur Warsame

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

May be an image of 6 peopleMay be an image of 8 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of 5 people and UluruMay be an image of 6 peopleMay be an image of 5 people, horizon and twilightMay be an image of 5 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 11 people and rhinocerosMay be an image of 7 people and rhinocerosMay be an image of 5 peopleMay be an image of 6 people

Previous articleWasiirka Maaliyada Soomaaliya oo Nayroobi kula kulmay Hay’ado caalami ah+Sawirro
Next articleRa’iisulwasaare Xamze oo kulan la qaatay Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here