HomeWarkiiC/raxmaan Ciiro muxuu ka yiri socdaalka Madaxweyne Xassan ee Laas-caanood

C/raxmaan Ciiro muxuu ka yiri socdaalka Madaxweyne Xassan ee Laas-caanood

HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Maamulka Gobolada Waqooyi ee Somaliland Mudane C/raxmaan Ciiro ayaa si kulul uga hadlay socdaalka Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya DR.Xassan Sheekh Maxamuud uu shalay ku tagay Magaalada  Laas-caanood ee Xarunta Maamulka Waqooyi Bari si uu uga qeybgalo caleema saarka Madaxweynaha maamulkaani C/qaadir Firdhiye.

Ciro wuxuu sheegay in socdaalkaani yahay mid daan daansi ah iyo waliba dagaal lagu soo qaaday dhulka Somaliland sida uu warka u dhigay,wuxuu ugu baaqay shacabkiisa inay u diyaar garoobaan weerar uu sheegay in Xasan Sheekh ku soo qaaday dhankooda islamarkaana wuxuu balan qaaday inuu dagaalka isagu hogaamin doono.

“Xiligii Dawladdii Kacaanka ee Maxamed Siyaad Barre waxay dunidu u qirsanayd inay ahayd dawladdii ugu xooga weynayd Afrikada mada, laakiin hala is weydiiyee xagee ayey ku dambaysay,  Dawladdaa xabaasheedii Hargeysa ayey ka qodan tahay, diyaaradihii iyo taangiyadiina waxay sudhan yihiin suuqyada Hargeysa

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -