HomeWarkiiC/Raxmaan Cirro oo markii ugu horeysay la kulmay Benjamin Netanyahu

C/Raxmaan Cirro oo markii ugu horeysay la kulmay Benjamin Netanyahu

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland , Cabdiraxman Cirro ayaa maanta magaalada Qudus ku kulmay markii ugu horeysay tan iyo markii israa’iil ictiraaftay Somaliland.

Netanyahu iyo Cirro waxay Qudus ku kala saxiixdey Baaqa Istaraatiijiyadeed ee Iskaashiga Labada dhinac, kaasoo qoraal uu baahiyay madaxweynaha Somaliland uu ku sheegay inuu iskaashigan dhigayo xiriir istaraatiji ah oo waara.

Heshiiskaan wuxuu sidoo kale dhigayaa iskaashiga Amniga amniga, tiknoolajiyadda, maalgashiga, Beeraha iyo horumarinta kaabayasha dhaqaalaha.No photo description available.

May be an image of the Oval Office, dais, newsroom and textMay be an image of the Oval Office and textMay be an image of one or more people, dais and text that says "HE"May be an image of dais and textMay be an image of map, dais and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -