MUQDISHO (DAAYNIILE.COM)-Siyaasiga Xllildhibaan C/raxmaan C/Shukuur Warsame oo ka mid ah mucaaradka ayaa shirkii Odayaasha ay la yeesheen wuxuu ka jeediyay khudbad.
Xil.C/raxmaan wuxuu sheegau inuu uga mahadceliyay Odayaasha sidii ay runta ugu sheegeen Madxweynaha.
“Waxaan maqalnay inay sedex Daarood ah ku jireen kuwii runta u sheegay,sidooo kale Imaamka haduusan hadli lahayn Hawiye waa ceeboobi lahaayeen”ayuu yiri Craxman C/shukuur.
