Cabdulaahi Shekh Xasan “ Puntland waxaa ka muuqdo xaasidnimo, waxaan leeyahay Garowe Xamarka maahan.

0

Siyaasiga C/llaahi shekh xasan ayaa ka hadlay, hadalo aan loom eel dayin oo ka soo yeeray Puntland ee ku aadan maqaamka iyo 13 Xubnood ee la siiyay Gobolka banaadir dadka Dagan.

C/laahi shekh xasan ayaa sheegay in Puntland ay qabto cadow tooyo soo jireen ah, oo aysan wax u ogoleen dadka |Dagan soomaaliya gaar ahaan magaalada muqdosho.
“ waxaan leeyahay Puntland waxaa cadaysateen wax Qarniyo idinka Uraayay oo ah nacaybka aad u qabtaan qawmiyad iyo in aysan Somaliya isku imaan oo caqligiina aad u sheegtaan in Somaliya aad maamushaan”ayuu si kulul u yiri C/laahi sheikh xasan.
“ hadii dowlad kasta ay idiin imaan jirtay marka doorasho dhacayso oo aad Rabtaan in Somaliya aad ka maamushaan garowe taas way dhamaatay oo Garowe xaramka maahan”ayuu yiri Mar kale.
Sidoo kale hadalka ka soo yeeray Puntland ayaa waxaa aad uga soo hor jestay Somalida oo dhan taasi oo ah Riyo cad.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here