HomeWarkiiCali C/laahi Cosoble “Hawiyaha isma xurmeeyo ee wuu is xaqiraa”.

Cali C/laahi Cosoble “Hawiyaha isma xurmeeyo ee wuu is xaqiraa”.

Madaxweynihii ugu horeeyay ee Maamulka Hirshabelle Cali C/laahi Cosoble ayaa qoral uu soo dhigay barihiisa bulshada wuxuu ka hadlay hab awood qeybsiga Maamulka Gobolka Banaadir marka la eego dhismaha Golaha deegaanka.

Qoraalka Cali C/aalhi Cosoble ayaa sidan u qornaa:-

Abaal dhaan lama noqdo

Haddii la dhihi lahaa Golaha Degaanka Gobolka Banadir ayaa la dhisayaa 1988kii sida maanta loo qeybiyay xubnaha degaanka looma qeybiyeen.

Qabsashadii USC ay qabsatay Gobolka Banadir waxaa laga dhaxlay inuu gobolka noqdo gobol Hawiye oo weliba gacanta u galo Mudulood. Balse su’aasha wexey tahay maxaa lagu abaal mariyay reerihii safka hore uga jiray gacan ku dhigidda gobolka? Mase wey la’deen dadka taariikhdaa goob jooga u ahaa?

Aniga hadaan qeybinayo xubnaha golaha degaanka gobolka sida hadda loo qeybiyay uma qeybiyeen.

Qeybintana waxaan ja dhigi lahaa sidan

1) Mudulood 25 xubin

2) Habargidir 15

3) Xawadle 10

4) Murusade 10

6) xxxx

7) xxxx

8

9

..

Waxaa ayaan darro ah iney Soomaalida tirahdo

“Hawiyaha isma xurmeeyo ee wuu is xaqiraa”. Thank you Mudulood

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -