HomeWarkiiCali C/laahi Cosoble "Xaaji Muuse Suudi wuxuu u qalmaa in isagoo nool...

Cali C/laahi Cosoble “Xaaji Muuse Suudi wuxuu u qalmaa in isagoo nool taalo loo dhiso”

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynihii ugu horeeyay ee Maamulka Hirshabelle Cali C/laahi Cosoble ayaa amaan kala dul dhacay sanatar xaaji Muuse Suudi oo dhawaan xarunta Baarlamaanka ay hadalo kulul isku weydaarsadeen xildhibaano Puntland ka soo jeeda taasoo ku saabsaneyn lahaanshaha Muqdisho.

Cali C/laahi Cosoble wuxuu sheegay in Xaaji Muuse Suudi u qalmo in taalo loo dhiso isagoo nool walibana xitaa lagu badalo taalada u dhisan Xaawo Taako.

“Waxaan soo jeedinayaa in Xaaji Muuse Suudi loo dhiso taalo asagoo nool,waxaan weliba ku talinayaa in meesha laga saaro habarta la yirahdo Xawo taako” ayuu yiri Cali C/laahi Cosoble

Siyaasigaan mar uu sharaxaad ka bixinayay shaqsiyada Xaawo Taako ayuu sheegay in Somalidii xornimadoonka aheyd ee falaaraha ku dagaalameysay ay dileen ayadoo gaalada difaaceysa.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. BEENLOW DANEESTE IYO WAXII LAMIDBA WAA ADIGA CABDULAAHI CUSUBLE CIMRIGAAGA

    HAKU DHAMEEYSAN DANEESTE GAAR AH WAXAA KHABNRIGA KU OGAATAY REER WACEESLE

    WAR ALLE KA BAQ MAXAA XAAWOTAAKO DADKII HORE WAX UGU SHEEGIWAAYEEN;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -