Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay si buuxda gacanta ugu hayaan ciidamada amniga ee dowladda federaalka Soomaaliya.

“Waxaa halkan kala wadaagayaa umadda Soomaaliyeed in xaalad amni ee caasimadda gobolka Banaadir ay si buuxda gacanta ugu hayaan ciidamada amniga qeybahooda kala duwan anaga oo ku amaaneyno firfircoonida iyo feejignaanta dheeriga ah” ayuu yiri Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) oo ah Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir oo la hadlayay warbaahinta dowladda.

Sidoo kale hadalka Cali yare ayaa imaanaya Xili caawa magaalada Muqdisho uu ka jiro shaki badan oo ku aadan in xaalada dalka uu is badalo.

.
Office Nairobi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here