Madaxweynayaasha  Dowladd Goboleedyada Hirshabeelle iyo Juballand ayaa hambalyo waxay u direen Saciid C/laahi Danni oo mar kale dib loogu doortay Madaxweynaha Puntland.
Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa
Madaxweyne Puntland Saciid Danni wuxuu Alle uga baryay inuu ku guuleeyo Masuuliyada culus ee loo doortay.
Sidoo kale Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa Madaxweynaha dib loo doortay ee Puntland wuxuu Alle u weydiiyay inuu ku guuleeyo Masuuliyada cusub ee loo doortay.

Axmed Madoobe wuxuu ku bogaadiyay dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada sida nabada iyo wadajirka leh ee ay ku qabsoontay doorashada madaxtinimada Puntland.
May be an image of 1 person
Previous articleLafta-gareen iyo Qoor-Qoor oo u hambalyeeyay Madaxweyne Saciid Danni
Next articleKooxaha kubada cagta Galmudug iyo Gobolka Banaadir oo Galabta isku arkaya Muqdisho Stadium

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here