Cali Guudlaawe Xuseen Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelel ayaa maanta gaaray deegaanka burka-diimeed halkaasoo bilahaan fariisin dib u heshiisiin ay u ahayd madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed,

Madaxweyne Cali Guud-laawe iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa yeeshay kulan iyadoo sidoo kalana uu goob joog ka ahaa Imaan Daahir Imaam Maxamuud.

Advertisement

Masuuliyiintaan ayaa ka wada hadleen dardargalinta wajiga 2aad ee shirka dib u heshiisiinta iyo dhameystirka Gogosha Nabadeynta ee taala deegaanka Burka Diirmeed.

Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa bilihii u danbeey ku sugnaa deegaanka Burkadiimewed isagoo dhex dhexaaadin ka dhex waday laba beelood oo walaalo ah inkastoo hada xaalku degan yahay uuna ku guuleystay shariif is fahamka labada beelood.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

May be an image of 3 peopleMay be an image of 1 person, smiling and treeMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person and dais

Previous articleshirkii QM oo maanta furmay iyo xiliga Ra’iisulwasaare Xamze uu khudbada ku qoran yahay+Sawirro
Next articleDowlada Itoobiya oo lagu eedeeyay inaysan waxba ka qaban xadgudubyada xuquuqda aadanaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here