Madaxweynaha Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta Jowhar ka furay shirweynaha maamullada, goballada iyo degmooyinka Dowladda Hirshabeelle iyo isku-xirka dadaalada xasilinta.

Shirka waxaa kale oo goobjoog ka ahaa madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) labada gole ee Dowladda, Guddoomiyayaasha goballada Shabeellada dhexe iyo Hiiraan, hoggaanka degmooyinka Dowladda Hirshabeelle.

Advertisement

4-cisho ayuu socon doonaa shirweynaha waxaana diirada lagu saari doonaa mudadaasi hannaanka shaqo ee goballada iyo degmooyinka Dowladda Hirshabeelle.

Sidoo kale waxa ay is-dhaafsan doonaan doodo ku aadan qaababka ay u shaqeeyaan waxana ay wadaagi doonaan waayo-aragnimadooda.

“7-sanno oo ay dhisan tahay Hirshabeelle waa shirkii ugu weynaa oo ay Dowlad goboleedka Hirshabeelle u dhan tahay waana farxad weyn, waqtiga aad halkan joogtaan waxaad ogaan doonta halka uu hiigsigeena runta uu yahay.”
Ugu dambeyn madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa furay shirka waxana uu ugu baaqay dhammaan ka qeyb galayaasha inay kala tagaan madasha aqoon ay deegaanadooda ku beddeli karaan.
DHAMMAAD
Wixii faah-faahin kala xiriir
Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Madaxtooyadda
Maxamed Shuuriye Nuur
Director.communication@hirshabelle.gov.so
May be an image of text that says "۵۵۰ Dowladda Hirshabeelle Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabelle State of Somalia Ministry of Interior and Local Government Shirweynaha Maamulada Gobolada w Hirshabeelle iyo Isku-xirka Dadaalada Xasilinta Dowladnimo Loo Dhanyahay Hirshabelle State Conference for Regional and District Authorities and Coordination of Stabilization Efforts Inclusive Governance Jowhar"
May be an image of 2 people and daisMay be an image of 5 people, suit and wedding
May be an image of 6 people and suit
May be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 3 people and textMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 5 people, flute, violin and dais
May be an image of 5 people and daisMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 6 peopleMay be an image of 2 people, dais and newsroomMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 7 peopleMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 5 peopleMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 4 people and glassesMay be an image of 7 peopleMay be an image of 1 person, beard and daisMay be an image of 1 person, dais and text that says "Dowladda Hirshabeelle Wasaaradda Arrima la Gudaha iyo Dowladaha ㅏ ose Hirsha Ministry Shirweynah Hirsh laamulada elle iyo Is owla bolada iyo Degm kirka Dadaalada Loo Dhanyaha Hirshabelle erer nati (I Regional and D abilization Effo Governance) T0MADA DOWLADDA IO 25-"May be an image of 1 person and daisMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 6 people and headscarfMay be an image of 4 people and headscarfMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 1 person, dais and text
Previous articleSomalinad “dowlada Somalia korantada ayay ka damiyeen filinjeerkii uu ku jirey meydka C/nasir Dahable
Next articleMaxkamada racfaanka oo maanta soo xirtay dacwad ay eedeysanayaal ka yihiin masuuliyiin Dowladeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here