Dakada ceel macaan, beeraha shabeelada dhaxe iyo hiiraan, xoolaha koofur galbeed iyo DDSI iyo suuqa somaliland, DDSI iyo puntland ayuu rabbaa in uu qabsado.

Arrinkaas waxaa halboowle u ah hiiraan, oo hirshabeelle ku qanacdo si gaar ah xawaadle oo beesha dhaxe ka ah, in uu maamulka ka qeeyb galo, gacana ka geeysto fulinta qorshahaas.

Lkn ayaandaro xawaadle maanta waxa aay u wada godlanaayaan oday xuud oo ah dagaal ooge, 2021 doonaayo in uu jabhad iyo dagaal reerkiisa galiyo.

Xawaadle waa wadnaha hirshabeelle lkn sambab ayeey iska dhigaayaan, waana wax lala yaabbo runtii.

Ummadii uu cali jimcaale, sandhool guure, Shiikh maxamed macalin IWM ka dhasheen waa ayaandaro in aay maanta laangaabyo iska dhigaan oo aay xil ayaa nalaga qaaday u xanaaqsanaadaan.

Xawaadloow Cali guudlaawe, abgaal in uu wax walbo idiinkaga qaaado ayuu diyaar u yahay ee shaqshaqda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here