Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh markii la doortay ka hor inta uusan Xukuumad soo magacaabin inuu ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah kooxda Alshabaab.

Cali Jeyte wuxuu intaas ku daray Alshabaab beentoodii soo dhamaatay madaama ay diin sheegan jireen.

Advertisement

“Furinta aan isugu imaano dhamaanteen Ashabaab waa ka adagnahay horeyna waa usoo tijaabinay”ayuu yiri Cali Jeyte Cusmaan

Cali Jeyte oo ka hadlayay kulankii weynaa ee xalay ka dhacay Dhuusa-mareeb ayaa si toos ah ula hadlay Madaxweynaha Soomaaliya.

“Madaxweyne Waxan Alle ka rajeynayaa in hadaad yar foorarto inaadan ka tagi doonin Dhuusa-mareeb adoo foorara” ayuu yiri Siyaasiga Cali Jeyte Cusmaan

“Madaxweyne Waxan Alle ka rajeynayaa in hadaad yar foorarto inaadan ka tagi doonin Dhuusa-mareeb adoo foorara” ayuu yiri Siyaasiga Cali Jeyte Cusmaan

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Wararka Maanta: Jimco, Aug 19, 2022-Guddoomiye Cali Jeyte ...

Previous articleDuqa Magaalada Muqdisho oo gaaray deegaanka Daaru-nimca+Sawirro
Next articleKu dhawaad 30 Alshabaab ah oo lagu dilay xadka Gal-gaduud iyo Mudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here