Halgan (dayniiile.com)-Cali Jeyte Cusmaan oo ah Ergayga Madaxweyne Xasan u qaabilsan arrimaha Macawisleyda Cali Jeyte Cismaan ayaa Magaalada Halgan ee gobolka Hiiraan maanta ku soo bandhigay ciidamo cusub oo macawisley ah.
Cali Jeyte ayaa khudbad u jeediyay Ciidamadaasi oo boqolaal gaarayay xili ciidamadaani loo soo diyaarshay dagaal ka dhan ah Alshabaab.
Masuulkaan ka tirsan Madaxtooyada ayaa ku baraarujiyay ciidamada u diyar garowga howlgal ay kaga qeybgalayaan sidii Alshabaab gabi ahaanba looga saari lahaa dalka.
 “waxaa muhiim noo ah in reer Hiiraan ay u midoobaan in gobolkaas uu xor ka noqdo Khawaarijta”ayuu yiri Wakiilka Madaxweynaha ee arimaha macawisleyda Cali Jeyte.
Soo bandhigada cududaan Ciidan ayaa ku soo aadeysa xili maalmo ka hor Dowladu shaacisay in howlgal ay a sameeyen deegaano hoos taga Halgan ay ku dileen in ka badan 60 alshabaab ah.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
May be an image of 5 peopleMay be an image of 1 personMay be an image of 1 personMay be an image of 5 peopleMay be an image of one or more peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 1 person and textMay be an image of 8 peopleMay be an image of 8 peopleMay be an image of 4 people
Previous articleMaamulka Somaliland oo soo bandhigay sedex nin oo Jaajuusnimo ku eedeysan
Next articleWasiir Beene-Beene oo Muqdisho ku qaabilay Maamulaha Bangiga Adduunka+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here