Muqdisho (dayniiile.com)-Wareegto maanta ka soo baxday Xafiiska  Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xil loogu magacaabay siyaasiga Cali Jeyte Cusmaan.

Madaxweyne Xasan wuxuu Cali Jeyte Cismaan u magacaabey U Qeybsanaha Xafiiska Madaxweynaha ee Arrimaha Ciidanka Difaaca Dadweynaha (Macawisleyda).

Advertisement

SIyaasiga Cali Jeyte wuxuu hore usoo noqday Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo dhowr sano uu soo hayay.

Cali Jeyte waxaa lagu yaqaan jnuu yahay Siyaasi ku ad-adag shaqadiisa iyo mowqifyadiisa iyadoo aad looga hadal hayay baraha bulshada  sanadkii ugu danbeeyay .

Hadal heyntaan ayaa ka dhalatay  dagaalkii uu reer Hiiraan ku hogaamiyay kaasoo ay kaga horjeedeen dagaalamayaasba Alshabaab.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleIsu soo baxay lagu xusaaayay dadkii ku dhintay Qaraxii Zoope oo maanta ka dhacay Xamar +Sawirro
Next articleGudoomiye Adan Madoobe oo Dalka dib ugu soo laabtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here