HomeWarkiiCali Xaaji Warsame "Puntland ma ku sii jiri kartaa go'doonka siyaasadeed mase...

Cali Xaaji Warsame “Puntland ma ku sii jiri kartaa go’doonka siyaasadeed mase iska difaaci kartaa qorshayaasha midnimadeeda lagu wiiqayo”

Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta reer Puntland oo ku dhaga-hadlayay Madaxweynaha Puntland ayaa qoraal uu soo dhigay barihiisa bulshada wuxuu ku sheegay in ciddii ka baxda miiska siyaasadda dal dhiska Soomaaliya ama madasha lagu qaybsanayo dhaqaalaha lagu caawiyo dalka ay dhaxleyso shaqaale xumo iyo ciidamadooda ku goodada.

“Ciddii ka baxda miiska siyaasadda dal dhiska Soomaaliya ama madasha lagu qaybsanayo dhaqaalaha lagu caawiyo dalka, waxay dhaxlaysaa dhaqaale xumo, gadood ciidan, mashaariic la’aan iyo shaqo la’aan.”ayuu yiri Cali Xaaji

Qoraalka Siyaasiga oo sidiisa u qoran halkaan k akhriso:-

May be an image of 1 person and text that says "Warsame @alihwarsame #Soomaaliya waa dal weli iu tiirsan beesha caalamka u baahan #miisaanid_kabic #mashaaric_horimarineed. Ciddii ka baxda miiska siyaasadda, dal-dhiska ama madasha lagu qeybsanayo dhaqaalaha lagu caawinayo dalka waxay dhaxleysaa #mashaariic la'aan #shaqo la'aanta #aqoonyahanka #dhallinyarada. Waxaa taas ka dhasha dadkii aqoonta lahaa xirfadlayaashii oo degaanka ka guura ama tahriiba. #Puntland ma ku sii jiri kartaa go'doonka siyaasadeed ee ay is-gelisey mase iska difaaci kartaa qorshayaasha lala damacsan yahay in lagu wiiqo wadajirkeeda iyadoo ah? Mise qofkii maslaxadda dalka dadka ka hadla loo adeegsanayaa ciyaalka baraha bulshada ee biilka billaha ah loo diro si ay caayaan waxgaradka degaanka mucaaradka"

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -