Soomaalida dalka Canada ayaa tan iyo sanadkii 2015-kii ka qeyb galayay doorashooyinka kala duwan ee dalkaas. Balse dhallinyarada Soomaalida ah kaalin muuqata kuma aysan laheyn doorashooyinkaasi.

Markii ugu horreysay golaha deegaanka magaalada Edmonton ee gobolka Alberta waxaa murashixiinta kamid ah wiil Soomaali ah oo aad u da’yar, kaasoo doonaya inuu kamid noqdo golaha deegaanka ee magaaladaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here